Faah Faahino kasoo baxaya Soomaali dil iyo dhaawac loogu geestay Minneapolis 

Wararka ka imaanaya magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in dhalinyaro Soomaaliyeed oo biskoolado ku hubeesnaa ay isku rasaaseeyeen qeybo kamid ah magaalada gaar ahaan xaafad Soomaalidu ku badan tahay. Sida aan wararka ku helnay dhalinyaradan oo koox koox u abaabulneyd ayaa la sheegay in rasaas isku adeegsadeen, waxaana halkaasi ku dhintay mid kamid … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya Soomaali dil iyo dhaawac loogu geestay Minneapolis